1 Taariikhdii 24:8

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

kii saddexaadna Haarim, kii afraadna Secoriim,

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • Cesr 2:39 : 39 reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.
  • Cesr 10:21 : 21 Wiilashii Xaarimna, Macaseeyaah, iyo Eliiyaah, iyo Shemacyaah, iyo Yexii'eel, iyo Cusiyaah.
  • Nex 7:35 : 35 reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,
  • Nex 12:15 : 15 reer Haarimna Cadnaa, reer Meraayoodna Xelqay,

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • 84%

    4Oo reer Elecaasaar waxaa laga dhex helay niman madax ah oo ka badan intii reer Iitaamaar laga helay, oo iyagii sidanaa loo kala qaybiyey, reer Elecaasaar waxaa ku jiray lix iyo toban nin, oo qolooyin madax u ah, oo reer Iitaamaarna waxaa ku jiray siddeed, sidii qolooyinkoodu kala ahaayeen.

    5Oo sidanaa iyagii saami loogu kala qaybiyey, oo caynba caynkii kale waa lagu daray, waayo, waxaa jiray amiirro meesha quduuska ah, iyo amiirro Ilaah oo ahaa reer Elecaasaar iyo reer Iitaamaar labadaba.

    6Oo Shemacyaah ina Netaneel oo karraanigii ahaa, oo ahaa reer Laawi ayaa iyagii ku hor qoray boqorkii, iyo amiirradii, iyo wadaadkii Saadooq, iyo Axiimeleg ina Aabyaataar, iyo madaxdii qolooyinkii wadaaddada iyo reer Laawi ahaa, in reer loo qaado reer Elecaasaar, reerna loo qaado reer Iitaamaar.

    7Haddaba saamigii kowaad wuxuu u soo baxay Yehooyaariib, kii labaadna Yedacyaah,

  • 77%

    9kii shanaadna Malkiiyaah, kii lixaadna Miyaamin,

    10kii toddobaadna Haqoos, kii siddeedaadna Abiiyaah,

    11kii sagaalaadna Yeeshuuca, kii tobnaadna Shekaanyaah,

    12kii kow iyo tobnaadna Eliyaashiib, kii laba iyo tobnaadna Yaaqiim,

    13kii saddex iyo tobnaadna Xufaah, kii afar iyo tobnaadna Yeshebe'aab,

    14kii shan iyo tobnaadna Bilgaah, kii lix iyo tobnaadna Immeer,

    15kii toddoba iyo tobnaadna Xeesiir, kii siddeed iyo tobnaadna Hafisees,

    16kii sagaal iyo tobnaadna Fetaxyaah, kii labaatanaadna Yexesqeel,

    17kii kow iyo labaatanaadna Yaakiin, kii laba iyo labaatanaadna Gaamuul,

    18kii saddex iyo labaatanaadna Dalaayaah, kii afar iyo labaatanaadna Macasyaah.

  • 23Wiilashii Xebroonna waxaa ka joogay Yeriyaah oo madax ahaa, iyo Amaryaah oo ahaa kii labaad, iyo Yaxasii'eel oo ahaa kii saddexaad, iyo Yeqamcaam oo ahaa kii afraad.

  • 73%

    10Mishmannaahna kii afraad, Yeremyaahna kii shanaad,

    11Catayna kii lixaad, Elii'eelna kii toddobaad,

    12Yooxaanaanna kii siddeedaad, Elsaabaadna kii sagaalaad,

  • 19Wiilashii Xebroonna waxay ahaayeen Yeriyaah oo madax ahaa, iyo Amaryaah oo ahaa kii labaad, iyo Yaxasii'eel oo ahaa kii saddexaad, iyo Yeqamcaam oo ahaa kii afraad.

  • Nex 10:4-5
    2 aayado
    71%

    4iyo Xatuush, iyo Shebanyaah, iyo Malluug,

    5iyo Haarim, iyo Mereemood, iyo Cobadyaah,

  • 71%

    2Oo Meshelemyaahna wuxuu lahaa wiilal, oo curadkiisii wuxuu ahaa Sekaryaah, kii labaadna Yediica'eel, kii saddexaadna Sebadyaah, kii afraadna Yatnii'eel,

    3kii shanaadna Ceelaam, kii lixaadna Yehooxaanaan, kii toddobaadna Eliihooceenay.

    4Oo Cobeed Edoomna wuxuu lahaa wiilal, oo curadkiisii wuxuu ahaa Shemacyaah, kii labaadna Yehoosaabaad, kii saddexaadna Yoo'aax, kii afraadna Saakaar, kii shanaadna Netaneel,

  • 71%

    10Kii saddexaadna wuxuu u soo baxay Sakuur, iyo wiilashiisii iyo walaalihiisba oo ahaa laba iyo toban nin.

    11Kii afraadna wuxuu u soo baxay Yisrii, iyo wiilashiisii iyo walaalihiisba oo ahaa laba iyo toban.

  • 24iyo Xananyaah, iyo Ceelaam, iyo Cantotiyaah,

  • 39reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.

  • 32reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

  • 31Wiilashii Haarimna, Eliiceser, iyo Yishiyaah, iyo Malkiiyaah, iyo Shemacyaah, iyo Shimcoon,

  • 35reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

  • 24iyo Hallooxeesh, iyo Filxaa, iyo Shoobeeq,

  • 2iyo Seraayaah, iyo Casaryaah, iyo Yeremyaah,

  • 17¶ Oo saamigii afraadna reer Isaakaar buu u soo baxay sidii reerahoodu ahaayeen.

  • 31Oo kuwanu iyana waxay riteen saami sidii walaalahood reer Haaruun ay yeeleen oo kale, oo waxay ku hor riteen Boqor Daa'uud, iyo Saadooq, iyo Axiimeleg, iyo kuwii madaxda u ahaa qolooyinkii wadaaddada iyo reer Laawi. Kan qolooyinkii madaxda u ahaa waxaa lagala mid dhigay sida kuwa walaalkiisa yar.

  • 68%

    11kii labaadna wuxuu ahaa Xilqiyaah, kii saddexaadna Tebalyaah, kii afraadna Sekaryaah. Oo Xosaah wiilashiisii iyo walaalihiis oo dhammu waxay ahaayeen saddex iyo toban.

    12Oo iridjoogayaasha kooxahooduna intaasay ka koobnaayeen, waxayna ahaayeen rag madax ah, oo sida walaalahood hawl madax ka ah inay guriga Rabbiga ka dhex adeegaan.

  • 22iyo Yooqiim, iyo dadka reer Kosebaa, iyo Yoo'aash, iyo Saaraaf oo u talin jiray Moo'aab, iyo Yaashubilexem. Oo taariikhduna waa wax aad u gaboobay.

  • 6iyo Shemacyaah, iyo Yooyaariib, iyo Yedacyaah,

  • Nex 12:3-4
    2 aayado
    68%

    3iyo Shekaanyaah, iyo Rexuum, iyo Mereemood,

    4iyo Iddo, iyo Ginnetoy, iyo Abiiyaah,

  • 42reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.

  • 14Oo saamigii dhanka bari wuxuu u soo baxay Shelemyaah. Oo haddana waxay saami u rideen wiilkiisii Sekaryaah, oo ahaa lataliye xigmad badan, oo saamigiisiina wuxuu ku helay dhankii woqooyi.

  • 27iyo Yacareshyaah, iyo Eliiyaah, iyo Sikrii, oo wada ahaa wiilashii Yeroxaam.

  • 20iyo Eliiceenay, iyo Silletay, iyo Elii'eel,

  • 14Kii toddobaadna wuxuu u soo baxay Yeshareelaah, iyo wiilashiisii iyo walaalihiisba oo ahaa laba iyo toban.

  • 24Kii toddoba iyo tobnaadna wuxuu u soo baxay Yaashbeqaashaah, iyo wiilashiisii iyo walaalihiisba oo ahaa laba iyo toban.

  • 24reer Xaariifna boqol iyo laba iyo toban,

  • 34iyo Yahuudah, iyo Benyaamiin, iyo Shemacyaah, iyo Yeremyaah,

  • 20iyo Magfiicaash, iyo Meshullaam, iyo Xeesiir,