Cesraa 2:15

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

reer Caadiinna afar boqol iyo afar iyo konton,

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • Nex 7:20 : 20 reer Caadiinna lix boqol iyo shan iyo konton,
  • Cesr 8:6 : 6 Wiilashii Caadiinna waxaa ka socday Cebed oo ahaa ina Yoonaataan, oo waxaa isaga la jiray konton nin.

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • Nex 7:17-21
    5 aayado
    88%

    17reer Casgaadna laba kun iyo saddex boqol iyo laba iyo labaatan,

    18reer Adoniiqaamna lix boqol iyo toddoba iyo lixdan,

    19reer Bigwayna laba kun iyo toddoba iyo lixdan,

    20reer Caadiinna lix boqol iyo shan iyo konton,

    21reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

  • Cesr 2:3-14
    12 aayado
    81%

    3Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    4reer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    5reer Aaraxna toddoba boqol iyo shan iyo toddobaatan,

    6reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo laba iyo toban,

    7reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    8reer Satuuna sagaal boqol iyo shan iyo afartan,

    9reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,

    10reer Baaniina lix boqol iyo laba iyo afartan,

    11reer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan,

    12reer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,

    13reer Adoniiqaamna lix boqol iyo lix iyo lixdan,

    14reer Bigwayna laba kun iyo lix iyo konton,

  • Cesr 2:16-17
    2 aayado
    78%

    16reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

    17reer Beesayna saddex boqol iyo saddex iyo labaatan,

  • Cesr 2:28-35
    8 aayado
    77%

    28reer Beytel iyo reer Aaciina laba boqol iyo saddex iyo labaatan,

    29reer Nebona laba iyo konton,

    30reer Magbiishna boqol iyo lix iyo konton,

    31reer Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    32reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

    33reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo shan iyo labaatan,

    34reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,

    35reer Senaacaahna saddex kun iyo lix boqol iyo soddon.

  • Nex 7:12-13
    2 aayado
    76%

    12reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    13reer Satuuna siddeed boqol iyo shan iyo afartan,

  • 15reer Binnuwiina lix boqol iyo siddeed iyo afartan,

  • 6Wiilashii Caadiinna waxaa ka socday Cebed oo ahaa ina Yoonaataan, oo waxaa isaga la jiray konton nin.

  • 34reerkii Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

  • Cesr 2:37-38
    2 aayado
    74%

    37reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,

    38reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,

  • Cesr 2:24-25
    2 aayado
    74%

    24reer Casmaawedna laba iyo afartan,

    25reer Qiryad Caariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'irodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,

  • 16iyo Adoniiyaah, iyo Bigway, iyo Caadiin,

  • Cesr 2:20-21
    2 aayado
    73%

    20reer Gibbaarna shan iyo sagaashan,

    21reer Beytlaxamna boqol iyo saddex iyo labaatan,

  • 60oo reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo konton.

  • 58Reer Netiiniim oo dhan iyo ilmihii addoommadii Sulaymaan waxay isku ahaayeen saddex boqol iyo laba iyo sagaashan.

  • 40¶ Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen reer Yeeshuuca iyo reer Qadmii'eel, oo reer Hoodawyaah ka soo farcamay oo ahaa afar iyo toddobaatan.

  • 40reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,

  • 44iyo reer Qeeros, iyo reer Siicahaa, iyo reer Faadoon,

  • 23Oo ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen shan iyo soddon kun iyo afar boqol.

  • 44xataa kuwii qolo qolo loo tiriyey waxay ahaayeen saddex kun iyo laba boqol.

  • 25intii iyaga laga tiriyey oo ahayd qabiilka reer Gaad waxay ahaayeen shan iyo afartan kun iyo lix boqol iyo konton.

  • 22iyo Qiinaah, iyo Diimoonaah, iyo Cadcaadaah,

  • 23reer Beesayna saddex boqol iyo afar iyo labaatan,