Yashuuca 15:28

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

iyo Xasar Shuucaal, iyo Bi'ir Shebac, iyo Bisyootiyaah,

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • Bil 26:33 : 33 Markaasuu u bixiyey Shebcaah; sidaas daraaddeed magaaladaas magaceeda waxaa ilaa maantadan la yidhaahdaa Bi'ir Shebac.
  • Yash 19:2-3 : 2 Oo waxay dhaxal u heleen: Bi'ir Shebac, ama Shebac, iyo Molaadaah, 3 iyo Hasar Shuucaal, iyo Baalaah, iyo Cesem,
  • 1 Taar 4:28 : 28 Oo iyagu waxay degganaayeen Bi'ir Shebac, iyo Molaadaah, iyo Xasar Shuucaal,
  • Bil 21:14 : 14 Ibraahimna aroortii horuu kacay, wuxuuna qaaday cunto iyo sibraar biyo ah, oo Haagaar buu siiyey intuu garbaha u saaray, wiilkiina wuu siiyey, markaasuu eryay: wayna iska tagtay, oo ku wareegtay cidladii Bi'ir Shebac.
  • Bil 21:31-33 : 31 Sidaas daraaddeed meeshaas wuxuu u bixiyey Bi'ir Shebac; maxaa yeelay, labadooduba meeshaas bay ku dhaarteen. 32 Sidaas daraaddeed axdi bay ku dhigteen Bi'ir Shebac; markaasaa Abimeleg kacay, isaga iyo Fiikol oo ahaa madaxda ciidankiisa, oo waxay ku noqdeen dhulkii reer Falastiin. 33 Ibraahimna geed buu Bi'ir Shebac ku beeray, oo halkaas buu ku ducaystay magaca Rabbiga Ilaaha daa'imka ah.

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • Nex 11:26-27
    2 aayado
    88%

    26iyo Yeeshuuca, iyo Molaadaah, iyo Beytfeled,

    27iyo Xasar Shuucaal, iyo Bi'ir Shebac iyo magaalooyinkeedii,

  • 86%

    23iyo Qedesh, iyo Xaasoor, iyo Itnaan,

    24iyo Siif, iyo Telem, iyo Becaalood,

    25iyo Xaasoor Xadataah, iyo Qiryood Xesroon (oo taasuna waa Xaasoor qudheeda),

    26iyo Amaam, iyo Shemac, iyo Molaadaah,

    27iyo Xasar Gaddaah, iyo Xeshmoon, iyo Beytfeled,

  • 28Oo iyagu waxay degganaayeen Bi'ir Shebac, iyo Molaadaah, iyo Xasar Shuucaal,

  • 3iyo Hasar Shuucaal, iyo Baalaah, iyo Cesem,

  • 82%

    29iyo Bacalaah, iyo Ciyiim, iyo Cesem,

    30iyo Eltoolad, iyo Kesiil, iyo Xormaah,

    31iyo Siiqlag, iyo Madmannaah, iyo Sansannaah,

    32iyo Lebaa'ood, iyo Shilxiim, iyo Cayn, iyo Rimmon, oo magaalooyinka oo dhan iyo tuulooyinkooduba waa sagaal iyo labaatan.

    33¶ Oo dalka dooxadana waxay ku lahaayeen Eshtaa'ool, iyo Sorcaah, iyo Ashnaah,

  • 5iyo Siiqlag, iyo Beytmarkaabod, iyo Hasar Suusaah,

  • 79%

    58¶ Xalxuul, iyo Beytsuur, iyo Gedoor,

    59iyo Macaraad, iyo Beytcanood, iyo Elteqon, iyana waa lix magaalo iyo tuulooyinkoodii.

  • 22iyo Beytcaraabaah, iyo Semaarayim, iyo Beytel,

  • 30iyo Saanoo'ax, iyo Cadullaam, iyo tuulooyinkoodii, iyo Laakiish iyo beeraheedii, iyo Caseeqaah iyo magaalooyinkeedii. Sidaasay u degeen Bi'ir Shebac ilaa dooxadii Xinnom.

  • 77%

    53iyo Yaaniim iyo Beyd Tafuu'ax, iyo Afeeqaah,

    54Xumtaah, iyo Qiryad Arbac (taasoo ah Xebroon), iyo Siicor, iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    55¶ Iyo Maacoon, iyo Karmel, iyo Siif, iyo Yutaah,

    56iyo Yesreceel, iyo Yokdecaam, iyo Saanoo'ax,

  • 77%

    35iyo Yarmuud, iyo Cadullaam, iyo Sokoh, iyo Caseeqaah,

    36iyo Shacarayim, iyo Cadiitayim, iyo Gedeeraah, iyo Gedeerootayim, oo iyana waa afar iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    37¶ Iyo Senaan, iyo Xadaashaah, iyo Migdal Gaad,

    38iyo Dilcaan, iyo Misfaah, iyo Yoqte'eel,

  • Nex 11:33-34
    2 aayado
    76%

    33iyo Xaasoor, iyo Raamaah, iyo Gitayim,

    34iyo Xaadiid, iyo Seboyim, iyo Neballaad,

  • 18iyo Hoodiyaah, iyo Xaashum, iyo Beesay,

  • 37iyo Beser, iyo Xood, iyo Shammaa, iyo Shilshaah, iyo Yitraan, iyo Be'eeraa.

  • 75%

    8iyo Gad, iyo Maareeshaah, iyo Siif,

    9iyo Adoorayim, iyo Laakiish, iyo Caseeqaah,

    10iyo Sorcaah, iyo Ayaaloon, iyo Xebroon, oo dhammaantood ku yaal dalka reer Yahuudah iyo kan reer Benyaamiin, waxayna wada ahaayeen magaalooyin deyr leh.

  • 75%

    25iyo Gibecoon, iyo Raamaah, iyo Bi'irod,

    26iyo Misfaah, iyo Kefiiraah, iyo Mosaah,

  • 75%

    30iyo Betuu'eel, iyo Xormaah, iyo Siiqlag,

    31iyo Beytmarkabood, iyo Xasar Suusiim, iyo Beytbirii, iyo Shacarayim. Intaasu waxay ahaayeen magaalooyinkoodii ay degganaayeen tan iyo waagii Daa'uud boqortooyada haystay.

  • 75%

    20iyo Rabbiid, iyo Qiishyoon, iyo Ebes,

    21iyo Remed, iyo Ceyn Ganniim, iyo Ceyn Xaddaah, iyo Beytfasees,

  • 74%

    18iyo Yahas, iyo Qedemood, iyo Mefacad,

    19iyo Qiryatayim, iyo Sibmaah, iyo Sered Shahar oo ku taal buurta dooxada,

  • 48¶ Iyo dalkii buuraha lahaa oo dhan, iyo Shamiir, iyo Yatiir, iyo Sokoh,

  • 61¶ Xagga cidladana waxay ku lahaayeen Beytcaraabaah, iyo Middiin, iyo Sekaakaah,

  • 7oo waxay yimaadeen dhufayskii Turos, iyo magaalooyinkii reer Xiwi iyo reer Kancaan oo dhan; oo waxay tageen xagga koonfureed oo dalka Yahuudah ilaa Bi'ir Shebac.

  • 33Markaasuu u bixiyey Shebcaah; sidaas daraaddeed magaaladaas magaceeda waxaa ilaa maantadan la yidhaahdaa Bi'ir Shebac.

  • 43iyo Yiftaax, iyo Ashnaah, iyo Nesiib,

  • 36iyo Adaamaah, iyo Raamaah, iyo Xaasoor,

  • 35iyo Catrood Shoofaan, iyo Yacser, iyo Yaagbehaah,

  • 15iyo Sebadyaah, iyo Caraad, iyo Ceeder,