Yashuuca 15:38

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

iyo Dilcaan, iyo Misfaah, iyo Yoqte'eel,

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • 2 Boq 14:7 : 7 Oo Dooxadii Cusbada wuxuu reer Edom kaga laayay toban kun oo nin, oo Selacna dagaal buu ku qabsaday, oo wuxuu magaceedii u bixiyey Yoqte'eel, ilaa maantadanna waa loo yaqaan.
  • Bil 31:48-49 : 48 Laabaanna wuxuu yidhi, Maanta taalladanu waa markhaati ina dhex yaal aniga iyo adiga. Sidaas daraaddeed waxaa magaceedii loo bixiyey Galceed, iyo Misfaah, 49 waayo, wuxuu yidhi, Rabbigu ha dhawro aniga iyo adiga dhexdeenna markaynu kala maqan nahay.
  • Xaak 20:1 : 1 ¶ Markaasay reer binu Israa'iil oo dhammu soo wada baxeen, oo shirkiina wuxuu u soo ururay sidii nin qudha, oo waxay ka soo shireen tan iyo Daan iyo xataa Bi'ir Shebac, iyo weliba dalka reer Gilecaad, oo waxay Rabbiga ugu soo shireen Misfaah.
  • Xaak 21:5 : 5 Oo reer binu Israa'iilna waxay yidhaahdeen, Qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhan yaa ka maqan oo aan iman shirka Ilaah? Waayo, waxay ku dhaarteen dhaar weyn oo ku saabsan kii aan Misfaah Rabbiga ugu soo shirin, oo waxay yidhaahdeen, Hubaal kaas waa in la dilaa.
  • 1 Sam 7:5-6 : 5 ¶ Markaasaa Samuu'eel wuxuu yidhi, Reer binu Israa'iil oo dhan Misfaah ku soo wada ururiya, oo anna Rabbigaan idiin baryayaa. 6 Markaasay dhammaantood Misfaah ku soo wada urureen, oo intay biyo soo dhaamiyeen ayay Rabbiga hortiisa ku shubeen, oo maalintaasna way soomeen, oo waxay halkaas ku yidhaahdeen, Annagu waxaannu ku dembaabnay Rabbiga. Oo Samuu'eelna wuxuu reer binu Israa'iil ku xukumi jiray Misfaah.
  • 1 Sam 7:16 : 16 Oo sannad kastaba wuxuu ku soo wareegi jiray Beytel, iyo Gilgaal, iyo Misfaah, oo meelahaas oo dhanna reer binu Israa'iil buu ku xukumi jiray.
  • 1 Sam 10:17 : 17 ¶ Oo Samuu'eelna dadkii buu dhammaan isugu yeedhay xagga Rabbiga ilaa Misfaah;

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • 83%

    30iyo Eltoolad, iyo Kesiil, iyo Xormaah,

    31iyo Siiqlag, iyo Madmannaah, iyo Sansannaah,

    32iyo Lebaa'ood, iyo Shilxiim, iyo Cayn, iyo Rimmon, oo magaalooyinka oo dhan iyo tuulooyinkooduba waa sagaal iyo labaatan.

    33¶ Oo dalka dooxadana waxay ku lahaayeen Eshtaa'ool, iyo Sorcaah, iyo Ashnaah,

    34iyo Saanoo'ax, iyo Ceyn Ganniim, iyo Tafuu'ax, iyo Ceynaam,

    35iyo Yarmuud, iyo Cadullaam, iyo Sokoh, iyo Caseeqaah,

    36iyo Shacarayim, iyo Cadiitayim, iyo Gedeeraah, iyo Gedeerootayim, oo iyana waa afar iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    37¶ Iyo Senaan, iyo Xadaashaah, iyo Migdal Gaad,

  • 82%

    39iyo Laakiish, iyo Bosqad, iyo Cegloon,

    40iyo Kabboon, iyo Laxmaam, iyo Kitliish,

    41iyo Gedeerood, iyo Beytdagoon, iyo Nacamaah, iyo Maqeedaah, iyana waa lix iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    42¶ Libnaah, iyo Ceter, iyo Caashaan,

    43iyo Yiftaax, iyo Ashnaah, iyo Nesiib,

    44iyo Qeciilaah, iyo Aksiib, iyo Maareeshaah, oo iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

  • 81%

    55¶ Iyo Maacoon, iyo Karmel, iyo Siif, iyo Yutaah,

    56iyo Yesreceel, iyo Yokdecaam, iyo Saanoo'ax,

  • 76%

    21¶ Oo qabiilkii reer Yahuudah magaalooyinkoodii ugu fogaa xagga soohdinta koonfureed oo Edom waxay ahaayeen Qabse'eel, iyo Ceeder, iyo Yaaguur,

    22iyo Qiinaah, iyo Diimoonaah, iyo Cadcaadaah,

    23iyo Qedesh, iyo Xaasoor, iyo Itnaan,

    24iyo Siif, iyo Telem, iyo Becaalood,

    25iyo Xaasoor Xadataah, iyo Qiryood Xesroon (oo taasuna waa Xaasoor qudheeda),

    26iyo Amaam, iyo Shemac, iyo Molaadaah,

    27iyo Xasar Gaddaah, iyo Xeshmoon, iyo Beytfeled,

    28iyo Xasar Shuucaal, iyo Bi'ir Shebac, iyo Bisyootiyaah,

  • 76%

    58¶ Xalxuul, iyo Beytsuur, iyo Gedoor,

    59iyo Macaraad, iyo Beytcanood, iyo Elteqon, iyana waa lix magaalo iyo tuulooyinkoodii.

  • 76%

    42iyo Shacalabbiin, iyo Ayaaloon, iyo Yitlaah,

    43iyo Eeloon, iyo Timnaataah, iyo Ceqroon,

    44iyo Elteqeeh, iyo Gibbetoon, iyo Bacalad,

    45iyo Yehud, iyo Bini Beraaq, iyo Gad Rimmoon,

  • 75%

    48¶ Iyo dalkii buuraha lahaa oo dhan, iyo Shamiir, iyo Yatiir, iyo Sokoh,

    49iyo Dannaah, iyo Qiryad Sannaah (taasoo Debiir ah),

  • Nex 11:25-26
    2 aayado
    74%

    25Xagga tuulooyinkii iyo beerahooda qaar reer Yahuudah ah waxay degganaayeen Qiryad Arbac iyo magaalooyinkeedii, iyo Diibon iyo magaalooyinkeedii, iyo Yeqabseel iyo tuulooyinkeedii,

    26iyo Yeeshuuca, iyo Molaadaah, iyo Beytfeled,

  • 74%

    7iyo Beytsuur, iyo Sookoo, iyo Cadullaam,

    8iyo Gad, iyo Maareeshaah, iyo Siif,

    9iyo Adoorayim, iyo Laakiish, iyo Caseeqaah,

    10iyo Sorcaah, iyo Ayaaloon, iyo Xebroon, oo dhammaantood ku yaal dalka reer Yahuudah iyo kan reer Benyaamiin, waxayna wada ahaayeen magaalooyin deyr leh.

  • 26iyo Misfaah, iyo Kefiiraah, iyo Mosaah,

  • 34iyo Xaadiid, iyo Seboyim, iyo Neballaad,

  • 15iyo Qataad, iyo Nahalaal, iyo Shimroon, iyo Idalaah, iyo Beytlaxam, intaasu waa laba iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

  • 18iyo Yahas, iyo Qedemood, iyo Mefacad,

  • 73%

    51iyo Goshen, iyo Xolon, iyo Giloh, iyana waa koob iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    52¶ Araab, iyo Duumah, iyo Eshecaan,

    53iyo Yaaniim iyo Beyd Tafuu'ax, iyo Afeeqaah,

  • Nex 11:28-30
    3 aayado
    72%

    28iyo Siiqlag, iyo Mekonaah iyo magaalooyinkeedii,

    29iyo Ceyn Rimmoon, iyo Sorcaah, iyo Yarmuud,

    30iyo Saanoo'ax, iyo Cadullaam, iyo tuulooyinkoodii, iyo Laakiish iyo beeraheedii, iyo Caseeqaah iyo magaalooyinkeedii. Sidaasay u degeen Bi'ir Shebac ilaa dooxadii Xinnom.

  • 15iyo Xolon iyo agagaarkeedii, iyo Debiir iyo agagaarkeedii,

  • 61¶ Xagga cidladana waxay ku lahaayeen Beytcaraabaah, iyo Middiin, iyo Sekaakaah,