Nexemyaah 10:15

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

iyo Bunnii, iyo Casgaad, iyo Beebay,

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • Cesr 2:11-12 : 11 reer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan, 12 reer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,
  • Cesr 8:11-12 : 11 Wiilashii Beebayna waxaa ka socday Sekaryaah oo ahaa ina Beebay, oo waxaa isaga la jiray siddeed iyo labaatan nin. 12 Wiilashii Casgaadna waxaa ka socday Yooxaanaan oo ahaa ina Haqaataan, oo waxaa isaga la jiray boqol iyo toban nin.
  • Cesr 10:28 : 28 Wiilashii Beebayna, Yehooxaanaan, iyo Xananyaah, iyo Sabbay, iyo Catlay.
  • Nex 7:16-17 : 16 reer Beebayna lix boqol iyo siddeed iyo labaatan, 17 reer Casgaadna laba kun iyo saddex boqol iyo laba iyo labaatan,

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • Nex 10:10-14
    5 aayado
    86%

    10iyo walaalahood oo ahaa Shebanyaah, iyo Hoodiyaah, iyo Qeliitaa, iyo Felaayaah, iyo Xaanaan,

    11iyo Miikaa, iyo Rexob, iyo Xashabyaah,

    12iyo Sakuur, iyo Sheereebyaah, iyo Shebanyaah,

    13iyo Hoodiyaah, iyo Baanii, iyo Beniinuu.

    14Oo madaxdii dadkuna waxay ahaayeen: Farcosh, iyo Faxad Moo'aab, iyo Ceelaam, iyo Satuu, iyo Baanii,

  • Nex 10:16-27
    12 aayado
    80%

    16iyo Adoniiyaah, iyo Bigway, iyo Caadiin,

    17iyo Aateer, iyo Xisqiyaah, iyo Casuur,

    18iyo Hoodiyaah, iyo Xaashum, iyo Beesay,

    19iyo Xaariif, iyo Canaatood, iyo Noobay,

    20iyo Magfiicaash, iyo Meshullaam, iyo Xeesiir,

    21iyo Mesheysabeel, iyo Saadooq, iyo Yadduuca,

    22iyo Felatyaah, iyo Xaanaan, iyo Canaayaah,

    23iyo Hoosheeca, iyo Xananyaah, iyo Xashuub,

    24iyo Hallooxeesh, iyo Filxaa, iyo Shoobeeq,

    25iyo Rexuum, iyo Xashabnaah, iyo Macaseeyaah,

    26iyo Axiiyaah, iyo Xaanaan, iyo Caanaan,

    27iyo Malluug, iyo Haarim, iyo Bacanaah.

  • 79%

    36iyo Wanyaah, iyo Mereemood, iyo Eliyaashiib,

    37iyo Matanyaah, iyo Matenay, iyo Yacasay,

    38iyo Baanii, iyo Binnuwii, iyo Shimcii,

    39iyo Shelemyaah, iyo Naataan, iyo Cadaayaah,

    40Maknadbay, iyo Shaashay, iyo Shaaray,

    41iyo Casareel, iyo Shelemyaah, iyo Shemaryaah,

  • 76%

    27Wiilashii Satuuna, Eliyooceenay, iyo Eliyaashiib, iyo Matanyaah, iyo Yereemood, iyo Saabaad, iyo Casiisaa.

    28Wiilashii Beebayna, Yehooxaanaan, iyo Xananyaah, iyo Sabbay, iyo Catlay.

    29Wiilashii Baaniina, Meshullaam, iyo Malluug, iyo Cadaayaah, iyo Yaashuub, iyo She'aal, iyo Yereemood.

    30Wiilashii Faxad Moo'aabna, Cadnaa, iyo Kelaal, iyo Benaayaah, iyo Macaseeyaah, iyo Matanyaah, iyo Besaleel, iyo Binnuwii, iyo Manaseh.

  • 15Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen Shemacyaah oo ahaa ina Xashuub, ina Casriiqaam, ina Xashabyaah, ina Bunnii;

  • Nex 10:2-7
    6 aayado
    76%

    2iyo Seraayaah, iyo Casaryaah, iyo Yeremyaah,

    3iyo Fashxuur, iyo Amaryaah, iyo Malkiiyaah,

    4iyo Xatuush, iyo Shebanyaah, iyo Malluug,

    5iyo Haarim, iyo Mereemood, iyo Cobadyaah,

    6iyo Daanyeel, iyo Ginnetoon, iyo Baaruug,

    7iyo Meshullaam, iyo Abiiyaah, iyo Miyaamin,

  • 25Oo reer binu Israa'iilna waxaa laga helay wiilashii Farcosh oo ahaa Ramyaah, iyo Yisyaah, iyo Malkiiyaah, iyo Miyaamin, iyo Elecaasaar, iyo Malkiiyaah, iyo Benaayaah.

  • Cesr 2:10-11
    2 aayado
    73%

    10reer Baaniina lix boqol iyo laba iyo afartan,

    11reer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan,

  • 36iyo Eliyooceenay, iyo Yacaqobaah, iyo Yeshooxaayaah, iyo Casaayaah, iyo Cadii'eel, iyo Yesiimi'eel, iyo Benaayaah,

  • 7oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Casaryaah, Racamyaah, Naxamaanii, Mordekay, Bilshaan, Misfered, Bigway, Nexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:

  • Nex 7:15-16
    2 aayado
    73%

    15reer Binnuwiina lix boqol iyo siddeed iyo afartan,

    16reer Beebayna lix boqol iyo siddeed iyo labaatan,

  • Cesr 8:11-12
    2 aayado
    72%

    11Wiilashii Beebayna waxaa ka socday Sekaryaah oo ahaa ina Beebay, oo waxaa isaga la jiray siddeed iyo labaatan nin.

    12Wiilashii Casgaadna waxaa ka socday Yooxaanaan oo ahaa ina Haqaataan, oo waxaa isaga la jiray boqol iyo toban nin.

  • 2oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Seraayaah, Receelaayaah, Mordekay, Bilshaan, Misfaar, Bigway, Rexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:

  • 33iyo Casaryaah, iyo Cesraa, iyo Meshullaam,

  • 24iyo Xananyaah, iyo Ceelaam, iyo Cantotiyaah,

  • 71%

    33Wiilashii Xaashumna, Matenay, iyo Matataah, iyo Saabaad, iyo Eliifeled, iyo Yereemay, iyo Manaseh, iyo Shimcii.

    34Wiilashii Baaniina, Macaday, iyo Camraam, iyo Uu'eel,

  • 19reer Yooyaariibna Matenay, reer Yedacyaahna Cusii,

  • 14Wiilashii Bigwayna waxaa ka socday Cuutay iyo Sabbuud, oo waxaa iyaga la jiray toddobaatan nin.