Cesraa 2:6

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo laba iyo toban,

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • Nex 7:11 : 11 reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo siddeed iyo toban,
  • Cesr 8:4 : 4 Wiilashii Faxad Moo'aabna waxaa ka socday Elihooceenay oo ahaa ina Seraxyaah; oo waxaa isaga la jiray laba boqol oo nin.
  • Cesr 8:9 : 9 Wiilashii Yoo'aabna waxaa ka socday Cobadyaah oo ahaa ina Yexii'eel; oo waxaa isaga la jiray laba boqol iyo siddeed iyo toban nin.
  • Cesr 10:14 : 14 Haddaba amiirradayadu ururka oo dhan ha isu taageen oo kulli inta naagaha qalaad guursatay oo magaalooyinkayaga jooga oo dhammu wakhti la ballamay ha yimaadeen, oo iyaga ha soo raaceen magaalo kasta odayaasheeda iyo xaakinnadeedu, jeeray cadhada kulul oo Ilaahayo ee xaalkan ku saabsan naga rogmato.
  • Cesr 10:30 : 30 Wiilashii Faxad Moo'aabna, Cadnaa, iyo Kelaal, iyo Benaayaah, iyo Macaseeyaah, iyo Matanyaah, iyo Besaleel, iyo Binnuwii, iyo Manaseh.

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • Nex 7:10-13
    4 aayado
    92%

    10reer Aaraxna lix boqol iyo laba iyo konton,

    11reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo siddeed iyo toban,

    12reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    13reer Satuuna siddeed boqol iyo shan iyo afartan,

  • Cesr 2:7-14
    8 aayado
    83%

    7reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    8reer Satuuna sagaal boqol iyo shan iyo afartan,

    9reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,

    10reer Baaniina lix boqol iyo laba iyo afartan,

    11reer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan,

    12reer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,

    13reer Adoniiqaamna lix boqol iyo lix iyo lixdan,

    14reer Bigwayna laba kun iyo lix iyo konton,

  • Cesr 2:2-5
    4 aayado
    80%

    2oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Seraayaah, Receelaayaah, Mordekay, Bilshaan, Misfaar, Bigway, Rexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:

    3Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    4reer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    5reer Aaraxna toddoba boqol iyo shan iyo toddobaatan,

  • Cesr 2:16-19
    4 aayado
    79%

    16reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

    17reer Beesayna saddex boqol iyo saddex iyo labaatan,

    18reer Yooraahna boqol iyo laba iyo toban,

    19reer Xaashumna laba boqol iyo saddex iyo labaatan,

  • Nex 7:7-8
    2 aayado
    79%

    7oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Casaryaah, Racamyaah, Naxamaanii, Mordekay, Bilshaan, Misfered, Bigway, Nexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:

    8Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,

  • Cesr 2:34-38
    5 aayado
    77%

    34reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,

    35reer Senaacaahna saddex kun iyo lix boqol iyo soddon.

    36¶ Oo wadaaddadiina waxay ahaayeen reer Yedacyaah oo ahaa reer Yeeshuuca oo ahaa sagaal boqol iyo saddex iyo toddobaatan,

    37reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,

    38reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,

  • Cesr 8:4-5
    2 aayado
    76%

    4Wiilashii Faxad Moo'aabna waxaa ka socday Elihooceenay oo ahaa ina Seraxyaah; oo waxaa isaga la jiray laba boqol oo nin.

    5Wiilashii Shekaanyaahna waxaa ka socday ina Yaxasii'eel, oo waxaa isaga la jiray saddex boqol oo nin.

  • Nex 7:16-19
    4 aayado
    76%

    16reer Beebayna lix boqol iyo siddeed iyo labaatan,

    17reer Casgaadna laba kun iyo saddex boqol iyo laba iyo labaatan,

    18reer Adoniiqaamna lix boqol iyo toddoba iyo lixdan,

    19reer Bigwayna laba kun iyo toddoba iyo lixdan,

  • 26reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,

  • 60oo reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo konton.

  • Cesr 2:29-31
    3 aayado
    76%

    29reer Nebona laba iyo konton,

    30reer Magbiishna boqol iyo lix iyo konton,

    31reer Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

  • 9Wiilashii Yoo'aabna waxaa ka socday Cobadyaah oo ahaa ina Yexii'eel; oo waxaa isaga la jiray laba boqol iyo siddeed iyo toban nin.

  • 9Oo iyaga sidii abtiriskoodii ahaa waa loo tiriyey iyo sidii ay u kala dhasheen, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ah rag xoog badan, tiradooduna waxay ahayd labaatan kun iyo laba boqol.

  • 58Reer Netiiniim oo dhan iyo ilmihii addoommadii Sulaymaan waxay isku ahaayeen saddex boqol iyo laba iyo sagaashan.

  • 24Kuwii reer Yahuudah ee gaashaan iyo waran qaadayay waxay ahaayeen lix kun iyo siddeed boqol oo nin, oo dagaal hub u leh.

  • 40¶ Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen reer Yeeshuuca iyo reer Qadmii'eel, oo reer Hoodawyaah ka soo farcamay oo ahaa afar iyo toddobaatan.

  • 21Oo ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen laba iyo soddon kun iyo laba boqol.

  • 12Oo raggii xoogga badnaa, oo ahaa madaxdii qolooyinka oo dhan tiradoodu waxay ahayd laba kun iyo lix boqol oo nin.

  • 62oo reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo afartan.

  • 26Reer Laawina waxaa ka joogay afar kun iyo lix boqol.

  • 24reer Casmaawedna laba iyo afartan,

  • 64Oo ururka oo dhammu wuxuu giddigiis isku ahaa laba iyo afartan kun iyo saddex boqol iyo lixdan,