Nexemyaah 7:16

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

reer Beebayna lix boqol iyo siddeed iyo labaatan,

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • Cesr 2:11 : 11 reer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan,

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • Cesr 2:2-14
    13 aayado
    90%

    2oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Seraayaah, Receelaayaah, Mordekay, Bilshaan, Misfaar, Bigway, Rexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:

    3Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    4reer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    5reer Aaraxna toddoba boqol iyo shan iyo toddobaatan,

    6reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo laba iyo toban,

    7reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    8reer Satuuna sagaal boqol iyo shan iyo afartan,

    9reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,

    10reer Baaniina lix boqol iyo laba iyo afartan,

    11reer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan,

    12reer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,

    13reer Adoniiqaamna lix boqol iyo lix iyo lixdan,

    14reer Bigwayna laba kun iyo lix iyo konton,

  • Nex 7:7-15
    9 aayado
    84%

    7oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Casaryaah, Racamyaah, Naxamaanii, Mordekay, Bilshaan, Misfered, Bigway, Nexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:

    8Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    9reer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    10reer Aaraxna lix boqol iyo laba iyo konton,

    11reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo siddeed iyo toban,

    12reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    13reer Satuuna siddeed boqol iyo shan iyo afartan,

    14reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,

    15reer Binnuwiina lix boqol iyo siddeed iyo afartan,

  • Nex 7:17-23
    7 aayado
    82%

    17reer Casgaadna laba kun iyo saddex boqol iyo laba iyo labaatan,

    18reer Adoniiqaamna lix boqol iyo toddoba iyo lixdan,

    19reer Bigwayna laba kun iyo toddoba iyo lixdan,

    20reer Caadiinna lix boqol iyo shan iyo konton,

    21reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

    22reer Xaashumna saddex boqol iyo siddeed iyo labaatan,

    23reer Beesayna saddex boqol iyo afar iyo labaatan,

  • 11Wiilashii Beebayna waxaa ka socday Sekaryaah oo ahaa ina Beebay, oo waxaa isaga la jiray siddeed iyo labaatan nin.

  • Cesr 2:16-17
    2 aayado
    78%

    16reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

    17reer Beesayna saddex boqol iyo saddex iyo labaatan,

  • 62oo reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo afartan.

  • Cesr 2:25-26
    2 aayado
    76%

    25reer Qiryad Caariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'irodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,

    26reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,

  • Cesr 2:29-30
    2 aayado
    75%

    29reer Nebona laba iyo konton,

    30reer Magbiishna boqol iyo lix iyo konton,

  • 30raggii reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,

  • 8Oo isaga dabadiisna waxaa jiray Gabbay, iyo Sallay, oo waxay ahaayeen sagaal boqol iyo siddeed iyo labaatan.

  • 52iyo reer Beesay, iyo reer Mecuuniim, iyo reer Nefiishesiim,

  • 37reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo kow iyo labaatan,

  • 46Oo reer Netiiniimna waxay ahaayeen reer Siixaa, iyo reer Xasufaa, iyo reer Tabbaacood,

  • 33reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo shan iyo labaatan,

  • 14Wiilashii Bigwayna waxaa ka socday Cuutay iyo Sabbuud, oo waxaa iyaga la jiray toddobaatan nin.

  • 60oo reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo konton.

  • 28raggii reer Beytasmaawedna laba iyo afartan,

  • 15iyo Bunnii, iyo Casgaad, iyo Beebay,

  • 26raggii reer Beytlaxam iyo reer Netofaahna boqol iyo siddeed iyo siddeetan,

  • 28Wiilashii Beebayna, Yehooxaanaan, iyo Xananyaah, iyo Sabbay, iyo Catlay.