Yashuuca 15:49

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

iyo Dannaah, iyo Qiryad Sannaah (taasoo Debiir ah),

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • Yash 15:15 : 15 Oo halkaasuu ka tegey oo la diriray dadkii Debiir degganaa; oo waagii hore Debiir magaceeda waxaa la odhan jiray Qiryad Sefer.
  • Xaak 1:11 : 11 Oo intay halkaas ka tageen ayay dadkii degganaa Debiir ku duuleen. (Oo waagii hore Debiir magaceedu wuxuu ahaa Qiryad Sefer).

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • 15Oo halkaasuu ka tegey oo la diriray dadkii Debiir degganaa; oo waagii hore Debiir magaceeda waxaa la odhan jiray Qiryad Sefer.

  • 11Oo intay halkaas ka tageen ayay dadkii degganaa Debiir ku duuleen. (Oo waagii hore Debiir magaceedu wuxuu ahaa Qiryad Sefer).

  • 15iyo Xolon iyo agagaarkeedii, iyo Debiir iyo agagaarkeedii,

  • 50iyo Canaab, iyo Eshtemoh, iyo Caaniim,

  • 58iyo Xiileen iyo agagaarkeedii, iyo Debiir iyo agagaarkeedii,

  • 74%

    36iyo Shacarayim, iyo Cadiitayim, iyo Gedeeraah, iyo Gedeerootayim, oo iyana waa afar iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    37¶ Iyo Senaan, iyo Xadaashaah, iyo Migdal Gaad,

    38iyo Dilcaan, iyo Misfaah, iyo Yoqte'eel,

    39iyo Laakiish, iyo Bosqad, iyo Cegloon,

    40iyo Kabboon, iyo Laxmaam, iyo Kitliish,

    41iyo Gedeerood, iyo Beytdagoon, iyo Nacamaah, iyo Maqeedaah, iyana waa lix iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    42¶ Libnaah, iyo Ceter, iyo Caashaan,

    43iyo Yiftaax, iyo Ashnaah, iyo Nesiib,

    44iyo Qeciilaah, iyo Aksiib, iyo Maareeshaah, oo iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

  • 48¶ Iyo dalkii buuraha lahaa oo dhan, iyo Shamiir, iyo Yatiir, iyo Sokoh,

  • 74%

    22iyo Qiinaah, iyo Diimoonaah, iyo Cadcaadaah,

    23iyo Qedesh, iyo Xaasoor, iyo Itnaan,

  • 25Xagga tuulooyinkii iyo beerahooda qaar reer Yahuudah ah waxay degganaayeen Qiryad Arbac iyo magaalooyinkeedii, iyo Diibon iyo magaalooyinkeedii, iyo Yeqabseel iyo tuulooyinkeedii,

  • 19iyo Qiryatayim, iyo Sibmaah, iyo Sered Shahar oo ku taal buurta dooxada,

  • 9Bendeqer oo wakiil ka ahaa Maqas, iyo Shacalbiim, iyo Beytshemesh iyo Eeloon Beytxaanaan;

  • Yash 15:52-61
    10 aayado
    72%

    52¶ Araab, iyo Duumah, iyo Eshecaan,

    53iyo Yaaniim iyo Beyd Tafuu'ax, iyo Afeeqaah,

    54Xumtaah, iyo Qiryad Arbac (taasoo ah Xebroon), iyo Siicor, iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    55¶ Iyo Maacoon, iyo Karmel, iyo Siif, iyo Yutaah,

    56iyo Yesreceel, iyo Yokdecaam, iyo Saanoo'ax,

    57Kayn, iyo Gibecaah, iyo Timneh, iyana waa toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    58¶ Xalxuul, iyo Beytsuur, iyo Gedoor,

    59iyo Macaraad, iyo Beytcanood, iyo Elteqon, iyana waa lix magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    60¶ Qiryad Bacal (taasoo ah Qiryad Yecaariim), iyo Rabbaah, iyana waa laba magaalo iyo tuulooyinkoodii.

    61¶ Xagga cidladana waxay ku lahaayeen Beytcaraabaah, iyo Middiin, iyo Sekaakaah,

  • 71%

    44iyo Elteqeeh, iyo Gibbetoon, iyo Bacalad,

    45iyo Yehud, iyo Bini Beraaq, iyo Gad Rimmoon,

  • 71%

    31iyo Siiqlag, iyo Madmannaah, iyo Sansannaah,

    32iyo Lebaa'ood, iyo Shilxiim, iyo Cayn, iyo Rimmon, oo magaalooyinka oo dhan iyo tuulooyinkooduba waa sagaal iyo labaatan.

    33¶ Oo dalka dooxadana waxay ku lahaayeen Eshtaa'ool, iyo Sorcaah, iyo Ashnaah,

    34iyo Saanoo'ax, iyo Ceyn Ganniim, iyo Tafuu'ax, iyo Ceynaam,

  • 70%

    38¶ Markaasaa Yashuuca iyo reer binu Israa'iil oo dhammu waxay ku noqdeen Debiir, oo dagaal bay ku qaadeen.

    39Oo iyana wuu qabsaday, iyo boqorkeedii, iyo magaalooyinkeediiba, oo waxay ku laayeen seef, oo dadkii ku jiray oo dhanba way wada baabbi'iyeen oo waxba kama uu reebin; oo wuxuu Debiir iyo boqorkeediiba ku sameeyey siduu ku sameeyey Xebroon iyo weliba siduu markii hore ku sameeyey Libnaah iyo boqorkeediiba.

  • Yer 48:22-23
    2 aayado
    70%

    22iyo Diibon, iyo Neboo, iyo Beytdiblaatayim,

    23iyo Qiryaatayim, iyo Beytgaamuul, iyo Beytmecoon,

  • 28Oo waxay qabiilkii reer Isaakaarna ka heleen Qiishyoon iyo agagaarkeedii, iyo Daaberad iyo agagaarkeedii,

  • 19iyo Xafaarayim, iyo Shii'oon, iyo Anaaxaraad,

  • 72Oo qabiilka reer Isaakaarna waxaa laga siiyey Qedesh iyo agagaarkeedii, iyo Daaberad iyo agagaarkeedii,

  • 28iyo Xasar Shuucaal, iyo Bi'ir Shebac, iyo Bisyootiyaah,

  • 37iyo Qedesh, iyo Edrecii, iyo Ceyn Xaasoor,

  • 21iyo reer Amor, iyo reer Kancaan, iyo reer Girgaash, iyo reer Yebuus.

  • 15iyo Qataad, iyo Nahalaal, iyo Shimroon, iyo Idalaah, iyo Beytlaxam, intaasu waa laba iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

  • 10iyo Sorcaah, iyo Ayaaloon, iyo Xebroon, oo dhammaantood ku yaal dalka reer Yahuudah iyo kan reer Benyaamiin, waxayna wada ahaayeen magaalooyin deyr leh.

  • 12Markaasay baxeen oo degeen Qiryad Yecaariim oo ku taal Yahuudah; sidaas daraaddeed meeshaas waxay u bixiyeen Maxaneh Daan, oo ilaa maanta waa la yidhaahdaa; oo waxay ka dambaysaa Qiryad Yecaariim.

  • 13iyo boqorkii Debiir, iyo boqorkii Geder,