Nexemyaah 7:41

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,

Ilo Dheeraad ah

Aayadaha Loo Tixraacay

  • 1 Taar 9:12 : 12 iyo Cadaayaah oo ahaa ina Yeroxaam, ina Fashxuur, ina Malkiiyaah, iyo Macsay oo ahaa ina Cadii'eel, ina Yaxseraah, ina Meshullaam, ina Meshilleemiid, ina Immeer,
  • 1 Taar 24:9 : 9 kii shanaadna Malkiiyaah, kii lixaadna Miyaamin,
  • Cesr 2:38 : 38 reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,
  • Cesr 10:22 : 22 Wiilashii Fashxuurna, Eliyooceenay, iyo Macaseeyaah, iyo Ismaaciil, iyo Netaneel, iyo Yoosaabaad, iyo Elcaasaah.

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • Cesr 2:37-39
    3 aayado
    93%

    37reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,

    38reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,

    39reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.

  • Nex 7:42-47
    6 aayado
    79%

    42reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.

    43Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen reer Yeeshuuca kii reer Qadmii'eel oo ahaa reer Xoodawyaah afar iyo toddobaatan.

    44Oo nimankii gabayaaga ahaa oo reer Aasaaf ahaana waxay ahaayeen boqol iyo siddeed iyo afartan.

    45Oo kuwii irdaha dhawri jiray oo ahaa reer Shalluum, iyo reer Aateer, iyo reer Talmon, iyo reer Caquub, iyo reer Xatiitaa, iyo reer Shobay waxay isku ahaayeen boqol iyo siddeed iyo soddon.

    46Oo reer Netiiniimna waxay ahaayeen reer Siixaa, iyo reer Xasufaa, iyo reer Tabbaacood,

    47iyo reer Qeeros, iyo reer Siicaa, iyo reer Faadoon,

  • Nex 7:34-40
    7 aayado
    78%

    34reerkii Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    35reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

    36reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,

    37reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo kow iyo labaatan,

    38reer Senaacaahna saddex kun iyo sagaal boqol iyo soddon.

    39Oo wadaaddadiina waxay ahaayeen reer Yedacyaah oo ahaa reer Yeeshuuca oo ahaa sagaal boqol iyo saddex iyo toddobaatan,

    40reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,

  • Nex 7:7-14
    8 aayado
    77%

    7oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Casaryaah, Racamyaah, Naxamaanii, Mordekay, Bilshaan, Misfered, Bigway, Nexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:

    8Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    9reer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    10reer Aaraxna lix boqol iyo laba iyo konton,

    11reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo siddeed iyo toban,

    12reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    13reer Satuuna siddeed boqol iyo shan iyo afartan,

    14reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,

  • Nex 7:16-19
    4 aayado
    73%

    16reer Beebayna lix boqol iyo siddeed iyo labaatan,

    17reer Casgaadna laba kun iyo saddex boqol iyo laba iyo labaatan,

    18reer Adoniiqaamna lix boqol iyo toddoba iyo lixdan,

    19reer Bigwayna laba kun iyo toddoba iyo lixdan,

  • Cesr 2:3-8
    6 aayado
    73%

    3Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    4reer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,

    5reer Aaraxna toddoba boqol iyo shan iyo toddobaatan,

    6reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo laba iyo toban,

    7reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

    8reer Satuuna sagaal boqol iyo shan iyo afartan,

  • Nex 7:59-60
    2 aayado
    72%

    59iyo reer Shefatyaah, iyo reer Xatiil, iyo reer Fokered Hasebaayiim, iyo reer Aamoon.

    60Oo reer Netiiniim oo dhan iyo ilmihii addoommadii Sulaymaan waxay isku ahaayeen saddex boqol iyo laba iyo sagaashan.

  • Nex 7:21-24
    4 aayado
    72%

    21reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

    22reer Xaashumna saddex boqol iyo siddeed iyo labaatan,

    23reer Beesayna saddex boqol iyo afar iyo labaatan,

    24reer Xaariifna boqol iyo laba iyo toban,

  • 22Wiilashii Fashxuurna, Eliyooceenay, iyo Macaseeyaah, iyo Ismaaciil, iyo Netaneel, iyo Yoosaabaad, iyo Elcaasaah.

  • Cesr 2:24-25
    2 aayado
    71%

    24reer Casmaawedna laba iyo afartan,

    25reer Qiryad Caariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'irodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,

  • 51iyo reer Gasaam, iyo reer Cuusaa, iyo reer Faasee'ax,

  • 3iyo Fashxuur, iyo Amaryaah, iyo Malkiiyaah,

  • 62oo reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo afartan.

  • 54iyo reer Basliid, iyo reer Mexiidaa, iyo reer Xarshaa,

  • 12reer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,

  • 28raggii reer Beytasmaawedna laba iyo afartan,

  • 49iyo reer Xaanaan, iyo reer Giddeel, iyo reer Gaxar,