Tirintii 13:14

Kitaabka Quduuska Ah Adan Jim'ale

Oo qabiilkii reer Naftaalina Naxbii ina Waafsii.

Ilo Dheeraad ah

Aayado La mid ah (AI)

Aayadahaan waxa la helaa iyadoo la adeegsanayo AI oo ku salaysan isku-ekaan macnawi ah iyo macnaha guud. Mararka qaarkood natiijooyinka waxay keeni karaan isku-xirnaansho aan la filayn.

  • 29Qabiilkii reer Naftaalina, oo amiirka reer Naftaalina waa inuu ahaadaa Axiirac ina Ceynaan.

  • 15Oo reer Naftaalina waxaa ka iman Axiirac ina Ceynaan.

  • Tir 1:7-10
    4 aayado
    73%

    7Reer Yahuudahna waxaa ka iman Naxshoon ina Cammiinaadaab.

    8Reer Isaakaarna waxaa ka iman Netaneel ina Suucaar.

    9Reer Sebulunna waxaa ka iman Elii'aab ina Xeelon.

    10Oo kuwa reer Yuusufna waxaa reer Efrayim ka iman Eliishaamaac ina Cammiihuud: oo waxaa reer Manaseh ka iman Gamalii'eel ina Fedaahsuur.

  • Tir 13:8-13
    6 aayado
    73%

    8Oo qabiilka reer Efrayimna Hoosheeca ina Nuun.

    9Oo qabiilkii reer Benyaamiinna Faltii ina Raafuu.

    10Oo qabiilkii reer Sebulunna Gaddii'eel ina Soodii.

    11Oo qabiilkii reer Yuusuf oo ah reer Manasehna Gaddii ina Suusii.

    12Oo qabiilkii reer Daanna Cammii'eel ina Gemallii.

    13Oo qabiilkii reer Aasheerna Setuur ina Miikaa'eel.

  • Tir 1:42-43
    2 aayado
    73%

    42¶ Oo reer Naftaalina farcankoodii, qolo qolo iyo reer reer, sidii ay tirada magacyadoodu ahayd, intii labaatan sannadood jirtay iyo intii ka sii weynaydba, in alla intii dagaal u bixi kartay oo dhan,

    43intii iyaga laga tiriyey oo ahayd qabiilka reer Naftaali waxay ahaayeen saddex iyo konton kun iyo afar boqol.

  • 28Qabiilka Naftaalina waxaad kala soo baxdaan amiir, kaas oo ah Fedaheel ina Cammiihuud.

  • 15Oo qabiilkii reer Gaadna Ge'uu'eel ina Maakii.

  • 27Oo qabiilkii reer Naftaali ciidankoodana waxaa u sarreeyey Axiirac ina Ceynaan.

  • 52iyo reer Beesay, iyo reer Mecuuniim, iyo reer Nefiishesiim,

  • 13¶ Wiilashii Naftaalina waxay ahaayeen Yaxsii'eel, iyo Guunii, iyo Yeser, iyo Shalluum, oo intaasu waxay ahaayeen wiilashii Bilhah.

  • 6iyo Nogah, iyo Nefeg, iyo Yaafiica,

  • Tir 10:14-15
    2 aayado
    70%

    14Oo horta waxaa baxay calankii xeradii reer Yahuudah siday ciidammadoodu ahaayeen. Oo ciidankiisana waxaa u sarreeyey Naxshoon ina Cammiinaadaab.

    15Oo qabiilka reer Isaakaar ciidankoodana waxaa u sarreeyey Netaneel ina Suucaar.

  • 19reer Sebulunna waxaa u talinayay Yishmacyaah ina Cobadyaah, reer Naftaalina waxaa u talinayay Yereemood ina Casrii'eel,

  • Tir 13:5-6
    2 aayado
    69%

    5Oo qabiilkii reer Simecoonna Shaafaad ina Xori.

    6Oo qabiilkii reer Yahuudahna Kaaleeb ina Yefunneh.

  • 32¶ Oo saamigii lixaadna reer Naftaali buu u soo baxay sidii reerahoodii ahaayeen.

  • 48¶ Oo wiilashii Naftaali iyo qabiilooyinkoodii waa kuwan: Yaxse'eel oo dhalay qabiilka reer Yaxse'eel, iyo Guunii oo dhalay qabiilka reer Guunii;

  • 56iyo reer Nesiyax, iyo reer Xatiifaa.

  • 50iyo reer Asnaah, iyo reer Mecuuniim, iyo reer Nefuusiim,

  • 24Wiilashii Naftaalina waxay ahaayeen Yaxse'eel, iyo Guunii, iyo Yeser, iyo Shilleem.

  • 54iyo reer Nesiyax, iyo reer Xatiifaa.

  • 39Oo intaasu waa dhaxalkii ay qabiilkii reer Naftaali u heleen sidii reerahoodii ahaayeen, iyo xataa magaalooyinka iyo tuulooyinkooduba

  • 50Intaasu waa qabiilooyinkii reer Naftaali sidii ay qabiilooyinkoodu ahaayeen. Oo intii iyaga laga tiriyey waxay ahaayeen shan iyo afartan kun iyo afar boqol.

  • 2iyo Nooxaah oo ahaa kii afraad, iyo Rafaa oo ahaa kii shanaad.

  • 25Qabiilka reer Sebulunna waxaad kala baxdaan amiir, kaas oo ah Eliisaafaan ina Farnaag.

  • 23Reer Yuusufna, qabiilka reer Manaseh waxaad kala soo baxdaan amiir, kaas oo ah Xannii'eel ina Eefod.

  • 5Oo kuwa ku xiga oo agtiisa ka dhistaana waa inay ahaadaan qabiilka reer Isaakaar, oo amiirka reer Isaakaarna waa inuu ahaadaa Netaneel ina Suucaar.

  • 43Wiilashii Nebona, Yecii'eel, iyo Matityaah, iyo Saabaad, iyo Sebiinaa, iyo Iddo, iyo Yoo'eel, iyo Benaayaah.

  • 2iyo Daan, iyo Yuusuf, iyo Benyaamiin, iyo Naftaali, iyo Gaad, iyo Aasheer.

  • 7iyo Nogah, iyo Nefeg, iyo Yaafiica,

  • 26Oo xagga Elqaanaahna waxaa ka soo farcamay Soofay, oo dhalay Nahad,

  • 1 Taar 9:7-8
    2 aayado
    67%

    7Oo reer Benyaamiinna waxaa ka joogay Sallu oo ahaa ina Meshullaam, ina Hoodawyaah, ina Hasenu'aah,

    8iyo Yibneyaah oo ahaa ina Yeroxaam, iyo Eelaah oo ahaa ina Cusii, ina Mikrii, iyo Meshullaam oo ahaa ina Shefatyaah, ina Recuu'eel, ina Yibniyaah,

  • 14Oo kuwanuna waxay ahaayeen wiilashii Abiixayil ina Xuurii, oo ahaa ina Yaaroo'ax, oo ahaa ina Gilecaad, oo ahaa ina Miikaa'eel, oo ahaa ina Yeshiishay, oo ahaa ina Yaxdoo, oo ahaa ina Buus;

  • 3Isaakaar, Sebulun, iyo Benyaamiin,

  • 12Oo reer Daanna waxaa ka iman Axiiceser ina Cammiishadday.

  • 15iyo Yibxaar, iyo Eliishuuca, iyo Nefeg, iyo Yaafiica,

  • 4iyo Abiishuuca, iyo Nacaman, iyo Axoo'ax,

  • 15Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen Shemacyaah oo ahaa ina Xashuub, ina Casriiqaam, ina Xashabyaah, ina Bunnii;

  • 14Oo reer Laawina waxaa ka joogay Shemacyaah oo ahaa ina Xashuub, ina Casriiqaam, ina Xashabyaah oo ahaa reer Meraarii,